Last Update

Shirkadda NUWACO oo deegaanka Xaarxaarka ka qoday Ceelka ugu dheer Somalia

Shirkadda NUWACO oo deegaanka Xaarxaarka ka qoday Ceelka ugu dheer Somalia

Shirkadda Biyaha ee NUWACO ayaa ku guulaysatey inay ka qodo deegaanka Xaarxaarka oo ka tirsan Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ceelkii ugu dheeraa Somalia, wuxuuna dherarkiisu dhan yahay sida lagu qiyaasay 440 mitir oo ku dhaw masaafo nus kiilo mitir ah oo hoos ah siday xaqiijisay Hay,adda biyaha PSAWEN. Hirgalinta […]

by 24th August 2017 0 comments News
NUWACO oo $20,000 oo dollar ku wareejisay Guddiga Nalalgalinta Airport-ka Garoowe

NUWACO oo $20,000 oo dollar ku wareejisay Guddiga Nalalgalinta Airport-ka Garoowe

Shirgada  biyaha NUWACOO ayaa guddiga nalal galinta garoonka diyaaradaha Garowe ku wareejisay lacag dhan  $20,000, lacagtaas oo ah qoondada shirkadau uga qeyb qaadanayso dhismaha garoonka diyaaradaha Garowe. Xaflad kooban oo ka dhacday xarunta Shirgada ee magaalada Garoowe ayaa lacagtaan lagu wareejiyey guddiga lacagtaan waxaana goobjoog ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka degmada,xoghaya […]

by 24th August 2017 0 comments News
Shirkada NUWACO oo xoojisay nidaamka biyaha magaalada Garowe

Shirkada NUWACO oo xoojisay nidaamka biyaha magaalada Garowe

Shirkadaha Biyaha ee NUWACO ayaa ceelal ku yaala masaafo 7 KM u jirta magaalada kazoo jiiday biyo galin hor leh oo xoojinaya waraabkii horey shirkaddu u siin jirtey xaafadaha ku yaala caasimada Puntland ee Garowe. NUWACO ayaa fidin ku samaysay beebabka dhex mara magaalada si culayska looga kala yareeyo kuwii […]

by 4th May 2017 0 comments News
DAAWO Wax-qabadkii 2016 ee Shirkadda Biyaha NUWACO

DAAWO Wax-qabadkii 2016 ee Shirkadda Biyaha NUWACO

Shirkaddaha Biyaha NUWACO ayaa sanadkii lasoo dhaafay guulo iyo waxqabad la taaban karo ka gaadhay howlaheeda shaqo ka dib markii ay shirkaddu ku guulaysatay qodista in ka badan ilaa 6 ceel oo kuwa dhaadheer, Islamarkaana laga qoday deegaano kala duwan oo ku yaala dhulka Soomaalidu degto iyo Gobolada Puntland. NUWACO […]

by 18th February 2017 0 comments News, Video
Shirkadda NUWACO oo ceel-biyood ka hirgalisay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal

Shirkadda NUWACO oo ceel-biyood ka hirgalisay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal

Shirkadda Biyaha NUWACO ayaa ku guulaysatay markii ugu horeysay  inay ceel biyood ka hirgaliso Deegaanka u dhaxeeya Tuulo Jalam iyo Daaru-salaam ee Gobolka Nugaal, Waxaana si weyn ugu farxay guusha shirkaddu ka gaartay ceelka riiga ee halkaas laga qoday Dadka Deegaanka oo ku niyad sam baahida uu ka dabooli doono […]

by 10th November 2016 0 comments Gallery, News
Gudoomiyaha Boodhka Shirkadda NUWACO oo qalab gudoomay

Gudoomiyaha Boodhka Shirkadda NUWACO oo qalab gudoomay

Hay,adda Biyaha,Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Puntland (PSAWEN) ayaa maanta ku wareejisay qalab biyood shirkaddaha ka shaqeeya biyo-galinta magaalooyinka Garowe, Bosaso,Gaalkacyo,Qardho, Buurtinle iyo Bacaadweyn,Ka dib munaasabad  ka qabsoontay xarunta Shirkadda NUWACO iyo PSAWEN ku leeyihiin magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Gudoomiyaha BOD-da Shirkadda Biyaha Gobolka Nugaal (NUWACO) Cabdisamad Islaan Maxamed […]

by 7th September 2016 0 comments Gallery, News, Video
“DAAWO” Qaar ka mid ah Guulaha 2016 ee Shirkadda NUWACO

“DAAWO” Qaar ka mid ah Guulaha 2016 ee Shirkadda NUWACO

Shirkadda Biyaha NUWACO oo ah mid biyo galisa magaalo madaxda Puntland ee Garowe , Sidoo kalena ka qoda deegaanada Puntland ceelal dhaadheer (Riigag) ayaa sanadka 2016 guulo la taaban karo  ka gaartey deegaano ka tirsan Puntland ka qodista in ka badan 5 ceel oo dhaadheer , Waxaana ka mid ah […]

by 10th August 2016 0 comments News, Video
NUWACO oo ceel riiga ka qoday Deegaanka DANDAN Gobolka Cayn

NUWACO oo ceel riiga ka qoday Deegaanka DANDAN Gobolka Cayn

Shirkadda Nuwaco ayaa ku guulaysatey sanadka 2016 bisha May inay ka qodo deegaanka Dandan oo ka tirsan Gobolka Cayn ceel biyood riig ah. NUWACO oo adeegsanaysa awoodeeda iyo xirfada ay u leedahay qodista ceelasha dhaadheer waxay ku guulaysatey inay biyo kasoo saarto ceelkii 25-aad oo ay shirkaddu ka qodo deegaano […]

by 3rd August 2016 0 comments News
Maxaa laga soo maray biyo galintii Garowe “Daawo Gaari-waa Water”

Maxaa laga soo maray biyo galintii Garowe “Daawo Gaari-waa Water”

Gaari-waa water waa film xiiso leh oo ka hadlaya waxqabadka shirkadda biyaha gobolka Nugaal (NUWACO) kaas oo lagu soo bandhigayo howshii laga soo marey biyo galinta caasimada Puntland ee Garowe Garowe ayaa ka mid ahayd goboladii ku yaalay waqooyi bari ee Soomaaliya Islamarkaana magac ahaan loogu yeeri jirey GAARI-WAA waana […]

by 1st June 2016 0 comments News
NUWACO oo qiimo dhimis u samaysay Shacabka Garowe

NUWACO oo qiimo dhimis u samaysay Shacabka Garowe

Shirkada biyaha gobolka Nugaal (NUWACO)  ayaa qiimo dhimis 50% u samaysay shacabka magaalada Garowe Ka dib kulan ay ka yeesheen sidii Shirkaddu ugu turi lahayd  macaamiisheed yeesheen Guddiga BOD-da iyo Maamulka Shirkadda. Qiimo dhimistan ayaa noqonaysa mid wax weyn ka tari doonto tabarka bulshada, Iyadoona horey qiimaha biyaha  shirkaddu ahaayeen […]

by 17th May 2016 0 comments News