Video

DAAWO:-Shirkadda NUWACO oo xirfad heer sara ka gaadhay qodida ceelasha

DAAWO:-Shirkadda NUWACO oo xirfad heer sara ka gaadhay qodida ceelasha

Muddo ka yar saddex maalmood waxay uga hirgalisay Shirkadda NUWACO ceel-biyood gaaraya 110 mitir,goob loogu talagalay dhismaha machad cusub oo qorshuhu yahay in lagu barto sida xoolaha loo dhaqdo,sida beeraha loo dhaqdo,sida digaaga loo dhaqdo iyo guud ahaan waxbarashada deegaanka,taasoo ay wasaaradda deegaanka iyo beeraha dowladda PUNTLAND oo kaashanaysa hay’adda […]

by 27th November 2019 0 comments Gallery, News, Video
DAAWO Wax-qabadkii 2016 ee Shirkadda Biyaha NUWACO

DAAWO Wax-qabadkii 2016 ee Shirkadda Biyaha NUWACO

Shirkaddaha Biyaha NUWACO ayaa sanadkii lasoo dhaafay guulo iyo waxqabad la taaban karo ka gaadhay howlaheeda shaqo ka dib markii ay shirkaddu ku guulaysatay qodista in ka badan ilaa 6 ceel oo kuwa dhaadheer, Islamarkaana laga qoday deegaano kala duwan oo ku yaala dhulka Soomaalidu degto iyo Gobolada Puntland. NUWACO […]

by 18th February 2017 0 comments News, Video
Gudoomiyaha Boodhka Shirkadda NUWACO oo qalab gudoomay

Gudoomiyaha Boodhka Shirkadda NUWACO oo qalab gudoomay

Hay,adda Biyaha,Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Puntland (PSAWEN) ayaa maanta ku wareejisay qalab biyood shirkaddaha ka shaqeeya biyo-galinta magaalooyinka Garowe, Bosaso,Gaalkacyo,Qardho, Buurtinle iyo Bacaadweyn,Ka dib munaasabad  ka qabsoontay xarunta Shirkadda NUWACO iyo PSAWEN ku leeyihiin magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Gudoomiyaha BOD-da Shirkadda Biyaha Gobolka Nugaal (NUWACO) Cabdisamad Islaan Maxamed […]

by 7th September 2016 0 comments Gallery, News, Video
“DAAWO” Qaar ka mid ah Guulaha 2016 ee Shirkadda NUWACO

“DAAWO” Qaar ka mid ah Guulaha 2016 ee Shirkadda NUWACO

Shirkadda Biyaha NUWACO oo ah mid biyo galisa magaalo madaxda Puntland ee Garowe , Sidoo kalena ka qoda deegaanada Puntland ceelal dhaadheer (Riigag) ayaa sanadka 2016 guulo la taaban karo  ka gaartey deegaano ka tirsan Puntland ka qodista in ka badan 5 ceel oo dhaadheer , Waxaana ka mid ah […]

by 10th August 2016 0 comments News, Video