NUWACO oo qiimo dhimis u samaysay Shacabka Garowe

NUWACO oo qiimo dhimis u samaysay Shacabka Garowe

Shirkada biyaha gobolka Nugaal (NUWACO)  ayaa qiimo dhimis 50% u samaysay shacabka magaalada Garowe Ka dib kulan ay ka yeesheen sidii Shirkaddu ugu turi lahayd  macaamiisheed yeesheen Guddiga BOD-da iyo Maamulka Shirkadda.

Qiimo dhimistan ayaa noqonaysa mid wax weyn ka tari doonto tabarka bulshada, Iyadoona horey qiimaha biyaha  shirkaddu ahaayeen kuwo aad u jaban marka loo eego sicirka macaamiisha looga iibsho.

Daawo Qiimo dhimista NUWACO

Abshir Haaji Abdulaahi

Xafiiska Warfaafinta NUWACO