Gallery

Shirkadda NUWACO oo ceel-biyood ka hirgalisay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal

Shirkadda NUWACO oo ceel-biyood ka hirgalisay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal

Shirkadda Biyaha NUWACO ayaa ku guulaysatay markii ugu horeysay¬† inay ceel biyood ka hirgaliso Deegaanka u dhaxeeya Tuulo Jalam iyo Daaru-salaam ee Gobolka Nugaal, Waxaana si weyn ugu farxay guusha shirkaddu ka gaartay ceelka riiga ee halkaas laga qoday Dadka Deegaanka oo ku niyad sam baahida uu ka dabooli doono […]

by 10th November 2016 0 comments Gallery, News
Gudoomiyaha Boodhka Shirkadda NUWACO oo qalab gudoomay

Gudoomiyaha Boodhka Shirkadda NUWACO oo qalab gudoomay

Hay,adda Biyaha,Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Puntland (PSAWEN) ayaa maanta ku wareejisay qalab biyood shirkaddaha ka shaqeeya biyo-galinta magaalooyinka Garowe, Bosaso,Gaalkacyo,Qardho, Buurtinle iyo Bacaadweyn,Ka dib munaasabad¬† ka qabsoontay xarunta Shirkadda NUWACO iyo PSAWEN ku leeyihiin magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Gudoomiyaha BOD-da Shirkadda Biyaha Gobolka Nugaal (NUWACO) Cabdisamad Islaan Maxamed […]

by 7th September 2016 0 comments Gallery, News, Video