OGEYSIIS:-Maamulka Shirkadda oo kordhiyay saacadihii la shaqeyn jiray

OGEYSIIS:-Maamulka Shirkadda oo kordhiyay saacadihii la shaqeyn jiray

#OGEYSIIS_OGEYSIIS
Waxaa lagu wargalinayaa Dadweynaha ku nool Caasimada Dowlada Puntland ee GAROWE in lagu soo kordhiyay (Duhurkii iyo Habeenkii) ama saacado dheeriya saacadihii shaqada Shirkadda Biyaha Nuwaco waxayna shirkaddu si xiriir ah u shaqeynaysaa 7:00 AM illaa 8:300 PM fiidnimo/habeenimo.

Maamulka shirkadda oo tixgalinaya baahida macaamiisha iyo adeega shirkaddu dadweynaha u hayso,wuxuu waqti dheeriya kusoo daray saacadihii hore,loo shaqeyn jiray,waxaana hada ka dib shirkaddu shaqeynayn doontaa laga bilaabo subaxdii illaa iyo habeenkii sidaas darteed,waxaa lagu soo kordhiyay ama lagu soo darey saacadihii hore xilliyadda duhurkii iyo habeenkii .

FG:- Saacadaha dambe/saqda dhexe oo habeenkii si toosa ula xidhiidh

HEEGANKA SHIRKADDA.
+252 90 668 7001/90 668 7002

QANCINTA MACAAMIISHA
843227/846667/846668

LACAG BIXINTA
846888

WABILAAHI TOWFIIQ.