NUWACO oo ceel riiga ka qoday Deegaanka DANDAN Gobolka Cayn

NUWACO oo ceel riiga ka qoday Deegaanka DANDAN Gobolka Cayn

Shirkadda Nuwaco ayaa ku guulaysatey sanadka 2016 bisha May inay ka qodo deegaanka Dandan oo ka tirsan Gobolka Cayn ceel biyood riig ah.

NUWACO oo adeegsanaysa awoodeeda iyo xirfada ay u leedahay qodista ceelasha dhaadheer waxay ku guulaysatey inay biyo kasoo saarto ceelkii 25-aad oo ay shirkaddu ka qodo deegaano ka tirsan dhulka Somalida.

Daawo ceelka Nuwaco ka qoday DANDAN.

Abshir Abdulaahi

Qeybta Warfaafinta NUWACO